Uhuru Kenyatta oo amar siiyay qaar kamid ah Hogaamiyaasha Soomaalida Kenya

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah Hogaamiyaasha gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ,kulankan ayaana looga hadlayay xaalada gobolka Waqooyi bari dalka Kenya. Kulanka Madaxweynaha dalka Kenya la qaatay Hogaamiyaasha Kenya ayaa diirada lagu saaray sidii xal loogu heli lahaa weerarada Al Shabaab ka fuliyaan gobolkaasi oo mudooyinkii … Continue reading Uhuru Kenyatta oo amar siiyay qaar kamid ah Hogaamiyaasha Soomaalida Kenya